Login Register
G
Suugaan Bile banner
Suugaan Bile

Suugaan Bile

@UC07af5WtclpcX5BSCFlLCpA - 35.4K subscribers

Suugaan Bile waa mid kamid ah kannaallada Bile Media oo u gaar ah fanka iyo farshaxanka Soomaaliyeed. Waxaan u heellannahay soo nooleynta fanka Soomaaliyeed oo muusigu ugu horreeyo, ciyaar dhaqameedka iyo barnaamijyo la xiriira dhaqanka Soomaaliyeed.