Login Register
G
Sanaag Music banner
Sanaag Music

Sanaag Music

@UC5uhXQv5wFJvdE804HsXtVw - 5.4K subscribers

Welcome To — Sanaag Music Sanaag Music waa channel kuu soo gudbinaya heeso Somali ah oo dib loo habeeyey lana casriyeeyey iyadoo la adeegsanayo AI iyo production tayo sare leh. Waxaan isku darnaa codad cusub, vibes casri ah, iyo dhadhanka music ga Soomaaliyeed si aan kuu siino khibrad dhageysi oo gaar ah. 🎧 Cover Somali Songs 🎹 AI Music & Modern Remakes 🔥 Qaraami • Pop • Love Songs • Vibes Haddii aad jeceshahay music nadiif ah oo leh codad macaan iyo bass tayo leh waxaad joogtaa meesha saxda ah Sanaag Music — Waa Halka ay ku kulmaan dhaqanka Soomaaliyeed iyo Sounds-ka Casriga ah ▶️ Subscribe saar si aadan u seegin heesaha cusub #SanaagMusic #SomaliMusic #AISomaliSongs #CoverSongs #Qaraami #SomaliPop #SomaliVibes #SomaliSongs AISomalimusic #aisong #music