Login Register
G
Daarul Salaam Media banner
Daarul Salaam Media

Daarul Salaam Media

@UCBEzZ1QvMMk6fD3G2q0Xwug - 51.6K subscribers

Kusoo dhawow channelka Daarul Salaam Media, oo aad mar walba ka heli doonto muxaadirooyin dini qiimo badan wax badana aad ka korodhsan doonto In shaa Allah. Hadii aad halkan soo gaadho wad ku mahadsantahay wakhtiga aad ku bixisay akhriska qoraalkan kooban aad iyo aad sharaf bay noo tahay sidoo kale waxan kugu dhiiri galinayaa hadii aanad wali Channelka Subscribe garayn in aad Subscribe garayso. Dhiiri galin iyo faa`ido weyn ayey noo tahay adiguna waxad ka kordhan doontaa khayr badan In Shaa Allah. Jazak Allah Daarul Salaam Media