Login Register
G
Kornel Abdi banner
Kornel Abdi

Kornel Abdi

@UCIu9AYa863x8h775WHAPCow - 282K subscribers

Hello,Waxaan Ahay Kornel Abdi ✍️ Waxaan ku takhasusay, Dhamaan noocyada wax soo saarka ee fiidiyowyaasha tayada leh. Waxaan duubay fiidiyowyo badan oo iskugu jira aroosyo, heeso, majaajilo, isboorti, xalfadaha caruurta loo dhigo sida babyshower, xayasiinta ganacsiga, iyo kuwo kale oon halkan ku soo koobi karin, 🎥Software Ka Aan Isticaamalayo Ayaa Ah Kuwo Tayo Leh Isku Soowada Duub Waxaan Marwalba U taaganahay Wax qabad Tayo Leh Inaan Idin Soo Gudbiyo. WAAD MAHADSANTIHIIN Dhamaantiin!