Login Register
G
BinZaidQatar/Somalia

BinZaidQatar/Somalia

@UCMo64yTf82al2OA0YOUplwA - 11.5K subscribers

Ku soo dhawaada Xarunta YouTube Channel ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Qatar. Dhamaan muxaadarooyinka aad halkaan ka daawataan waxaa lagu qabtay markazka Abdullah bin Zaid Al-Mahmoud Islamic Cultural Center, oo ah xarunta ugu weyn wadamada khaliijka ee faafinta diinta Islma(non-Muslims). Muxaadarooyinka oo ay soo jeedinaya dhamaan culimada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaan dalka iyo dibidda, waxaa dheer qalabka casriga(HD) ee lagu duubay. Sidaas awgeed, waxaa lagu wargelina qofkasta iyo warbaahinkasta oo Soomaaliyeed inay howshaan tahay "Waqaf & Allah dartiis" oo la isticmaali karo dacwo iyo diin faafin oo kali ah, ayadoo magaca muxaadarada waxba laga badalin Faahfaahin dheeraad ah waxaad nagala soo xariiri kartaa Visit our website: www.binzaid.gov.qa