Login Register
G
ALOOL TV banner
ALOOL TV

ALOOL TV

@UCZczFojOGFUojZtBKct7LPw - 9.4K subscribers

Alool TV Codka Dhabta ah ee Bulshada Soomaaliyeed iyo Afrika Alool TV waa kanaal u heellan hal-abuurka, hormuudka iyo dadka doonaya inay wax ka beddelaan bulshada Soomaaliyeed iyo tan Afrikaba. Ujeeddadeennu waa in aan iftiimino sheekooyinka dhabta ah, aragtiyaha cusub, iyo codadka aan inta badan la maqal. Waxaad ka heli doontaa, sheekooyin xaqiiqo ah, wareysiyo xiise leh, warbixino iyo dhacdooyin maalinle ah, warar iyo muuqaallo toos ah oo ku saleysan runta. Alool TV waxay kuugu soo gudbinaysaa xogta, si hufan, si daah-furan iyadoo aan xuduud, been-abuur ama marin-habaabin jirin. Wararka waxaad ka heli doontaan xilliga ay dhacaan, daqiiqadda la helay iyo sida ay u dhaceen dhammaan si buuxda oo dhammeystiran. Fadlan nagu soo biir adiguna xog buuxda ayaad heli doontaa, annagana waa noo dhiirigelin. Markaad nagu soo biirto, waxaad noqonaysaa qayb ka mid ah bulsho xog-ogaal ah oo isku duuban. Wadajir ayaa wax lagu ogaadaa, laguna gaadhaaΒ isbeddel.