JABAQ Media waxay Soo gudbisaa wararka iyo warbixinada soomaaliya.
waxaan idin Soo gudbisaa muuqaalla Tayo sare leh isla xiliyada ay dhacaan dhacdooyinka.
rukumo hadda subscribe
dhamaan muuqaalada aan Soo gudbino waa muuqaallo ay Soo sawireen camera mans kaanaga iyo wariyaashaaanada xitfadlayaadha ah .
warbaaqinta JABAQ Media ma isticmaasho muuqaalada warkaabihannadda kale ee qabtaan ogalaanshahooda la'aantiis