Login Register
G
Himilo Media Production banner
Himilo Media Production

Himilo Media Production

@UCheo00aZ8v6tCz3gUL1tBFQ - 58.8K subscribers

Biography: Ku soo dhawoow Himilo Media Production, waxaan bogeygan an ku leeyahay YouTube Ku Soo Bandhiga. Heesaha fanaaninta Soomaalida. Sida muuqaalada iyo maqalka. Video music, audio lyrics, waraysiyada bulshada kala duwan ee canka ah, Sida Abwaanada Fanaaniinta iyo dadka hal abuurka leh ee bulshada soomaaliyeed Sido kale waxanu idinla wadaagi doona si aan u soo jiidano markaan soo bandhigno ajandayaasha qarsoon, iyo sheekooyinka caadiga ah, oo aan bixinno fikrado ujeedo leh arrimaha ugu culus ee waqtigeenna. Iyadoo tobanaan sano oo waayo-aragnimo iyo khibrad ah u leeyahay Samaynta ido Soo saarista heesaha music ah, Himilo Media Production waa soo saare, caan ka ah dhulka Soomaalida Ivo geeska africa sido kale waxaan ku dadaaleyaa inaan kuu soo bandhigo muuqaalada heesaha ugu muhiimsan.