Ku soo dhawaada kanaalka DAMAL PRODUCTION!
Halkan waxaad ka heli doontaa Heesooyin lyrics ah, muuqaallo xiiso leh, madadaalo joogto ah.
Ha ilaawin inaad subscribe saarto, like dhahdo, iyo comment aad noo reebto si aan u wada hadalno.
Waad ku mahadsan tahay booqashadaada!