Login Register
G
Somali Cartoons TV banner
Somali Cartoons TV

Somali Cartoons TV

@UCtXjLUhw62uAyh0xs0u8ntw - 46.9K subscribers

Kusoo dhawoow kanaal caruureedka Somali Cartoons TV, Kanaalkaan waxaad kaheleysaa muuqaalada caruurta taasoo aad kuuxiisa galiya waliba af somalina ah. Sidoo kale waxaad kaheleysaa musalsalo kuxiiso galiya sida, Sheeko Caruureed Qisooyin Cartoon ah Cartoon Afsomali ah Film gaaban oo Cartoon ah IWLM. Hadii aad kaheshay ama aad kuqanacday kanaalka fadlan nagu soo biir hubaal kuma qasaari doontid, markale kusoo dhawoow kanaalka Somali Cartoons TV Waxaa nagala Soo xiriiri kartaa Emailka hoos kuxusan: [email protected] Waad mahadsantahay; Owner of Somali cartoons tv is mahad mustaf abii