Login Register
G
Caddalool Media Production banner
Caddalool Media Production

Caddalool Media Production

@UCuXB4D41BhH02lau0CxItiQ - 30 subscribers

Rugtani ugu soo kaaley,duubista Aroosyada,Meherada,Xayaysiisyada,Ducomentry-ada,Barnaamijyada gaarka ah, iyo Mujaajilooyin xiiso badan,waxa sidoo kale aad ka helayaa Caddalool Media Production,Sawir-qaadista nooc kasta. Balanteenu waa Hufnaan,deg-degsiimo iyo adeeg-wanaag.